taabacsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)Qof kale raacay ahaansho (qof, wax).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabacsan ↴
taabacsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabacsan. ld taabacsanaansho. taabacsanaansho, taabacsan
taabacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taabacsanaan. taabacsanaan
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg