taabbaggud
(m.l)ld taabbaggudid. taabbaggudid
taabbaggud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Wax meel marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabbaggud ↴
taabbaggudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel marin.
taabbaggudid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggud². ld taabbaggud¹. taabbaggud, taabbaggud
taabbaggudin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggudi. taabbaggudi
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg