taabbaggudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax meel marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabbaggudi

taabbaggud [m.l]
ld taabbaggudid. taabbaggudid

taabbaggudid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggud². ld taabbaggud¹. taabbaggud, taabbaggud

taabbaggudin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabbaggudi. taabbaggudi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg