taabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

1. Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid. 2. Arrin iwm in yar ka sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabo

taabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabo. ld taabad. taabad, taabo

tabantaabo [m.dh]
ld tabantaabin.

itataabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Waxtar; tural; dhimris; jimic; gargaar; tabantaabo; ititibo.

jitaabo [m.dh]
ld jitaabin.

xiniintaabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
ld xiniinyataabo.

xiniinyataabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.

taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)

taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².

taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg