taabsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Gacan aayar wax u saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taabsii

taabsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taabsii. ld taabsiis. taabsii, taabsiis

taabsiis [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld taabsiin. taabsiin

xajiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg