taadhisaar
(m.l)

Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.

taadhisaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taadhisaar ↴

taadhisaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taadhisaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg