taadhisaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg taadhisaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taadhisaarid ↴

taadhisaar [m.l]
Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.

taadhisaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg