taageere
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taageere ↴
teegaare [m.l]
ld taageere.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg