taageero
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)ld taageerid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taageero ↴
yabooh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.
taageerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taageer. ld taageero, teegaarid, teegaaro.
caawi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay;-iyi)
Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
caawin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)
Cid kaalmo ama taageero u fidin.
cawaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid kaalmo iyo taageero ka doonid.
ciirsi [m.l]
1. Taageero. 2. ld ciirsasho.
Daryeel [m.l]
Waxtar; kaalmo; taageero;
gargaar. 2. ld daryaalid. waxtar, kaalmo, taageero, gargaar
garabyeel [m.l]
Garab u noqod; taageero; hiill.
garabyeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Gacanqabasho; taageero sii.