taagnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg taagan. ld taag-naansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taagnaan

taagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taagnaan.

xaddi leeb [m.l] (-iyo ..., m.l)
Xaddi leh jiho iyo laxaad, waxaana ka mid ah barabaxa, kay-naanka keynaan xagleedka, xoogga iwm xad-di leebka waxa sawir ahaa u taagnaan kara xariiq (leeb) dhererkeedu uu saamiggal ku yahay laxaadka xaddiga, jihadeeduna uu yahay ka leebkaas.

yoxoob [m.l]
1. Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo. 2. Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa. 3. Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.

dambee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan. 2. Ka d.: cid xushmadeyn.

dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.

dherer [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho. 2. (f.mg) Taagnaan; likaysnaan.

duljoog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Hawl iwm iska dul taagnaan iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Cid dhaqdhaqaaqeed ilaalin.

fanjooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid).

garabtaagnaan [m.f.dh]
eeg garabtaagan. ld garabtaagnaansh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg