taagnaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld taagnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taagnaansho ↴
dhakool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.
garabtaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garabtaagnaa.
horjoog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Nafley hortooda taagnaansho. 2. (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
hortaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hortaagnaan.
istaagnaansho [m.l]
ld istaagnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg