taagsi
(m.l)ld taagsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taagsi ↴
taagsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taagso. ld taagsad, taagsi.
cirbataagsi [m.l]
ld cirbataagsasho.
taag [m.l] (-gag, m.l)
1. Cudur sababa adkaanta addimaha. 2. ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
taag [m.dh]
1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.
taag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg