taahid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg taah².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taahid ↴
haar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun awgiis la taahid (qof).
alal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Xanuun la taahid.
jadeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.
jibaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoog u reemid; aad u taahid.
talal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Nafley taahid.
taah [m.l]
Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.
taah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Taah samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg