taajir
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-rro, m.dh)T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
taajir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Maal badan yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taajir ↴
taajirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taajir².
taajirnimo [m.dh]
Faajir ahaansho.
astaajir [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-rro, m.dh)
Awr badan oo isku xiriirsan oo xamuul sida.
taaj [m.l] (-jaj, m.l)
Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg