taajirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg taajir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taajirid ↴
taajir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
T. ah: qof maal ama hanti badan leh.
taajir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Maal badan yeelasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg