taajis
(m.l)ld taajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taajis ↴
taajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaji. ld taajis.
taaj [m.l] (-jaj, m.l)
Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg