taakee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -keysay)1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakee ↴
taakeyn [m.dh]
eeg taakee. ld taakin.
taaki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld taakee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg