taaki
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld taakee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaki ↴
taakee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -keysay)
1. Wax taako ku cabbirid. 2. Wax taako u dhigid. ld taaki.
taakeyn [m.dh]
eeg taakee. ld taakin.
taakin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld taakeyn.
taakiso [m.dh]
Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg