taakulayn
(m.dh)ld taakulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakulayn ↴
maalsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
taakulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
taakul. ld taakulayn, taakulo.
calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
gargaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U g.: cid taakulayn. ld gergaar.
harreemi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid baahan hanti yar ku taakulayn.
sibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid daryeelid; cid taakulayn.
warhee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-heeyay, -haysay)
Ka w.: arrin iwm meesha ay mareyso la socosho. 2. Ka w.: cid dhaqaale u baahan taakulayn.