taakulo
(m.dh)ld taakulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taakulo ↴
taakulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
taakul. ld taakulayn, taakulo.
baqti-afuuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².
garabgal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.
ilmadow [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qof tabar yar oo taakulo u baahan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg