taallee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Wax isku kor tubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taallee ↴
taallayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taallee.
cagataallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hawl laysu diray oo qabashadeeda la diiddanyahay ka warwareegid.
cirtaallee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax, kor u gamid. ld cirtaali.
foon [m.l]
Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg