taaloog
(m.l)

Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.

taaloog
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taaloog ↴

taaloogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax taaloog leh ahaansho (qof).

taaloogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaloogo.

taaloogid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaloog².

taaloognaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaloogan. ld taa-loognaansho.

taaloognaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taaloognaan.

taaloogo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-oday, -otay)
Taaloog samaysasho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg