taamid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg taan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taamid ↴
taawi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.
awtaamid [m.f.dh]
eeg awtaan.
bitaamid [m.f.dh]
eeg bitaan.
hindisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax gaaristood ku taamid.
taam [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
T. ah: wax kaamil ah oo aan wax ka maqnayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg