taangi
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo. 2. Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taangi

taan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg