taano
(m.dh)

Lacag sarif ah oo shan senti u dhiganta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taano

fontaano [m.dh]
ld foontaano.

foontaano [m.dh]
Dar dhis ah oo dhexda ku leh ilo kor biyo u sayraya ayadoo isla darka biyuhu ku soo noqonayaan. ld fontaano, funtaano.

funtaano [m.dh]
ld foontaano.

taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)

taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².

taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg