taarashid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg taarash². ld tarashid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taarashid

tarashid [m.dh]
ld taarashid.

taarash [m.l]
1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.

taarash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Maro tarash u yeelid. ld tarash².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg