taawi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taawi ↴
haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif
haantaawilif [m.l]
Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.
haantaawilif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.
taawil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld taawi.
taawilid [m.dh]
ld taawin.
taawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taawi. ld taawilid, taawo².
taawo [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld taawin.
meehaal [m.l]
1. Filad; malayn; taawin. 2. Fikrad.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².