taawo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. ld daawe, daawo ¹, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. 2. Xayrta geela.
taawo
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)ld taawin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taawo ↴
taawe [m.l]
ld taawo¹ (1).
taawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taawi. ld taawilid, taawo².
birtaawo [m.dh]
ld birdaawe.
canjeelo [m.dh]
Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.
daawe [m.l]
ld taawo¹.
daawo [m.l]
ld taawo¹.
taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1)
taa [dk.ti.dh] (-taa)
eeg taas².
taa [dk.lh.dh] (-taa)
ld taada².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg