taayada
(mu.lh.dh)(kuwayaga, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”.
taayada
(dk.lh.dh) (-taayada)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna”. ld tayo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taayada ↴
taayo [dk.lh.dh] (-taayo)
ld taayada².
kuwayaga [mu.lh.w]
eeg kaayaga 1 / taayada¹.
tayo [dk.lh.dh] (-tayo)
Tan annagu aannu leenahay. ld taayada², taayo, tayada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg