taayar
(m.l) (-rro, m.dh)Lugaha baabuurta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taayar ↴
ragac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
ragcad [m.dh]
1. (dii.) (ruguuc, m.dh) Gabal yar oo taayar, maro iwm oo la karayo la nooc ah oo meesha daloosha ama dillacsan lagu dhejiyo; karin. 2. (-do, m.l) ld rakcad.
ragcan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Maro, taayar iwm wax la ragcay ahaansho.
ragco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-caday, -catay)
Taayar maro iwm karin saarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg