tabcid
(m.dh)

ld tacbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tabcid

qaadsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo. 2. Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin. 3. Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.

tacbid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacab². ld tabac¹, tabcid, tacab¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg