tacaddi
(m.l)

Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati.

tacaddi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Ku t.: xad gudub samayn. ld dacati².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacaddi

tacaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld tacaddiyid.

tacaddiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacaddi². ld dacatin, dacatiyid, tacaddin.

dacati [m.l]
ld tacaddi¹.

dacati [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay)
ld tacaddi².

dacatin [m.dh]
eeg tacaddiyid.

dacatiyid [m.dh]
ld tacaddiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg