tacdaar
(m.dh)(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar¹, tamcaar¹.
tacdaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar², tamcaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacdaar ↴
tacdaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacdaaro. ld tad-caarasho, tamcaarasho.
tacdaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
tacdaar². ld tadcaarid, tamcaarid.
tacdaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ku t.: dad badan Alla bari samaysasho. 2. Si wada jir ah wacad u gelid. 3. Sixir furyo samay-sasho. ld tadcaaro, tamcaaro.
tadcaar [m.dh] (-rro, m.dh)
ld tacdaar¹.
tadcaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld tacdaar².
tadcaarasho [m.dh]
ld tacdaarasho.
tadcaarid [m.dh]
ld tacdaarid.
tadcaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld tacdaaro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg