tacdaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

tacdaar². ld tadcaarid, tamcaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tacdaarid

tadcaarid [m.dh]
ld tacdaarid.

tamcaarid [m.dh]
ld tacdaarid.

tacdaar [m.dh]
(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar¹, tamcaar¹.

tacdaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar², tamcaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg