takhasus
(m.l)

ld takhasusid.

takhasus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Ku t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhasus

dhaqaalayahan [m.l]
Qof ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha.

takhasusid [m.f.dh]
eeg takhasus². ld takhasus¹.

xeeryaqaan [m.l] (-nno, m.dh)
Qof sharci ku takhasusay ama aad u yaqaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg