takhsiirid
(m.f.dh)

eeg takhsiir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhsiirid ↴

takhsiir [m.dh] (-rro, m.dh)
Ganaax, ciqaab.

takhsiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof gef sameeyey hanti ciqaab ahaan uga qaadid; ganaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg