takhti
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

T. ah: shay aan wax kale ku labnayn; saafi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh takhti

takh [m.l]
Badbadka soorta. ld takhid.

takh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Soor karaysa badbadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg