talli
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Saaruq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh talli

taltalliini [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(riw.) Aktarka majaajillada sameeya oo dadka ka qososhiya.

tal [m.l]
1. Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo. 2. T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg