talmas
(m.l) (-syo, m.dh)

(c.nafl.) Qayb ka tirsan maskax-horaadka lafdhabarleyda oo ku taalla aybotalamaska korkiisa. Waxay wararka dareenka u gudbisaa lakabyaga maskax horaadka, waxa kale oo ay ku shuqul leedahay u beddelidda gujooyinka dareemo wacyi leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh talmas

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg