taluul
(m.dh)

Boor, qiiq iwm oo samada isku taaga.

taluul
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lay, -uushay)

Boor, qiiq iwm kor isu taagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taluul

cirboor [m.dh]
Dabayl xoog badan, boor iyo qashin sidata, socota iyadoo isku dhex wareegaysa, samada isku taluulisa oo roobaka laga saadaaliyo. ld cirwareen.

hantaluul [m.dh]
Hamuungorayo.

taluulan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay)
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay noqosho.

taluulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnay, -lnayd)
Boor, qiiq iwm wax kor isu taagay ahaansho.

taluulid [m.f.dh]
eeg taluul².

taluulmid [m.f.dh]
eeg taluulan¹.

taluulnaan [m.f.dh]
eeg taluulan². ld taluul-naansho.

taluulnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld taluulnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg