tuqtuq
(m.dh)

Si tabar yar oo loo socdo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuqtuq

tuqtuqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Cid si tabar yari ku jirto u socosho.

tuqtuqleyn [m.f.dh]
eeg tuqtuqlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg