tuqtuqlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Cid si tabar yari ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tuqtuqlee

tuqtuqleyn [m.f.dh]
eeg tuqtuqlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg