turaanturro
(m.dh)

ld turunturrayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turaanturro

dhagaxturaanturro [m.dh]
Wax kasta oo socod, hawl iwm xanniba oo ay la socon waayaan.

hantaaqo [m.dh]
1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.

hantaaturree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Wax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.

hudaanhuto [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Godad dudumooyinku leeyihiin oo hoos isaga dal-daloola. 2 Nabar dhaawac ah oo aan hoos ka biskoon. 3. Turaanturro.

taraanturro [m.dh]
Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.

turunturrayn [m.f.dh]
eeg turunturree. ld turaanturrayn, turaanturro, turaanturyayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg