turbi
(m.l)

1. Gurbaan yar. 2. T. ah: qof xoog badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turbi

turbid [m.f.dh]
eeg turub².

tur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U tur: cid u naxariisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg