turci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld tirci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turci

tirci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley si tartiib ah u wadid. ld turci.

tircid [m.f.dh]
eeg tirci. ld turcid.

tircin [m.f.dh]
eeg tirci. ld turcin.

turcid [m.dh]
ld tircid.

turcin [m.dh]
ld tircin.

tur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U tur: cid u naxariisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg