turid
(m.f.dh)

eeg tur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turid

asturid [m.f.dh]
eeg astur². ld astur¹ (2).

dhimri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. U dh.: cid u turid. 2. U dh.: cid u naxariisasho.

eexi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Samafal gaar ah (qof u) falid; u turid.

shuushaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo si gaar ah oo lexejeclo iyo turidi ku jirto u wadid. 2. Wax si gaar u xannaanayn. ld shuushi.

xeebo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. U x.: wax u turid. 2. U x.: wax u xilasho.

tur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U tur: cid u naxariisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg