turjumaan
(m.l)

ld turjubaan¹.

turjumaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

ld turjubaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turjumaan

turjubaan [m.l] (-nno, m.dh)
Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.

turjubaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².

turjubaanid [m.f.dh]
eeg turjubaan². ld turjumaanid.

turjubaannimo [m.dh]
Turjubaan ahaansho. ld turjumaannimo.

turjumaanid [m.dh]
ld turjubaanid.

turjumaannimo [m.dh]
ld turjubaannimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg