turmaag
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

T. ah: wax ama qof si toos ah oo aan dhaqaaq lahayn u taagan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turmaag

turmaagan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.

turmaagnaan [m.f.dh]
eeg turmaagan. ld turmaagnaansho.

turmaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld turmaagnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg