turqan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

Wax la turqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turqan

mudan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Wax meel ku turqan noqosho (shay).

mudnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.

turqanaan [m.f.dh]
eeg turqan. ld turqanaansho.

turqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld turqanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg