turqid
(m.f.dh)

eeg turuq². ld turuq¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turqid

mud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Shay badanaa fiiqan meel ku turqid. 2. Cid daawo durid.

turuq [m.l] (-qyo, m.dh)
1. Murqo waaweyn oo dadku yeesho. 2. Tolmo halhalluuq ah oo foolxun. 3. ld turqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg